Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa goordhow baahisay sawirrada qaniimadii uu Allaah addoomadiisa mujaahidiinta ah ku siiyay weerarkii aroornimo ee ay kula wareegeen gacan ku haynta degmada Awdheegle ee wilaayada Sh/hoose, halkaas oo dagaal looga saaray maleeshiyaadka murtadiinta.
Sawirrada oo ka kooban 42 ayay mu’assasada Al-kataa’ib kusoo bandhigtay hub, rassaas kala duwan, agabyo ciidan, qalab warbaahineed iyo agabyo kale oo lagu qaniimeystay weerarkii cagmarinta ee ciidamada mujaahidiintu Allaah fadligiis kul wareegeen gacan ku haynta degmada Awdheegle ee Sh/hoose.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Ku Fyrteen Weerarkii Awdheegle.