Waxaa caawa la baahiyay sawirro soo bandhigaya khasaaraha culus ee maleeshiyada murtadiinta ah lagu gaarsiiyay qaraxyo ka dhacay duleedka degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.
Qaraxyada ayaa haleelay labo gaari oo Cabdi bileyaal ah, waxaana halkaas ku dhintay 9 askari kuwaas oo qaar ka mid ah hilbahooda duurka laga soo aruuriyay. ciidamada qaraxyada lala beegsaday ayaa hore u jiitay mid kamid ah Cabdi bilayaashii laga qarxiyay, halka midkii kale iyo agab ciidan ay goobta uga tageen.
Hoos ka daawo sawirrada.