Wilaayaadka islaamiga ee Soomaaliya waxay maanta bulshada ku dhaqan si wayn ugu dabaal-degeen munaasabadda ciidul-adxaa, kumanaan qof ayaana isugu soo baxay oo labada rakcadood ee salaadda ciidda ku oogay musalleyaal ku yaal degmooyinka iyo deegaannada wilaayaadka islaamiga ah.
Degmooyinka Jilib, Bu’aale iyo Saakow oo ka tirsan wilaayada Jubbada dhexe iyo Jammaame oo ka tirsan Jubbada hoose, ayay kumannaan muslimiin ah isugu soo baxeen fagaareyaal waawayn, halkaas oo ay kusoo oogeen salaadda ciidda, sawirro laga soo qaaday musalleyaasha ayaan idinla wadaagaynaa.
Hoos Ka Daawo Jilib Iyo Sida Looga Ciiday.
Hoos Ka Daawo Bu’aale Iyo Sida Looga Ciiday.
Hoos Ka Daawo Saakow Iyo Sida Looga Ciiday.
Hoos Ka Daawo Jammaame Iyo Sida Looga Ciiday.