Wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya waxaa maanta looga ciiday si heer sare ah, waxayna malaayiin qof muslimiin ah oo ku kala dhaqan degmooyinka iyo deegaannada wilaayaadkaas islaamiga ah salaadda ciidda ku oogeen fagaareyaal kala duwan oo maamullada islaamiga ah u asteeyeen in la isugu soo baxo.
Sawirrada hoose waxaad ku arki kartaa sida looga ciiday wilaayaadka islaamiga ah ee Jubbada dhexe, Jubbada hoose iyo Sh/hoose.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Jilib J/dhexe.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Saakow Jubbada Dhexe.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Kuunya-barrow Sh/hoose.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Kurtun-waarey Sh/hoose.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Xagar Ee J/hoose.
Halkan Ka Daawo Sida Looga Ciiday Jammaame J/hoose.





































































































