Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa faafisay sawirro lagu soo bandhigayo sida ciidanka mujaahidiintu ula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Bariire ee hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose, halkaas oo ay isaga carareen maleeshiyadii murtadiinta ee ku sugnaa.
Sawirradu waxay soo bandhigayaan goobaha istaraatiijiga ah ee magaalada, waxaad arkaysaa buundada deegaanka oo ay gacanta ku hayaan ciidamada mujaahidiinta raayada Towxiidkana laga taagay, sidoo kale waxaad arki kartaa difaacyada murtadiinta oo ay la wareegeen ciidamada mujaahidiinta iyo guud ahaan deegaanka Bariire.
Hoos ka daawo sawirrada.