Mu’assasada Al-kataa’ib ah oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta ayaa goordhow faafisay sawirro lagu soo bandhigayo weerarkii ciidamada mujaahidiintu saaka kula wareegeen gacan ku haynta degmada Towfiiq oo horay loo oran jiray Masaajid Cali gaduud.
Sawirrada oo ka kooban ilaa 19 ayaa muuqaal dhab ah ka bixinaya waxa saaka ka dhacay Masaajid Cali-gaduud, sida uu Allaah u jabiyay maleeshiyadii duullaanka ashahaada la dirirka ah ku joogay magaalada, qaar ka mida maydadka Riddada ayaa kasoo muuqanaya sawirrada iyo la wareegitaanka mujaahidiinta ee degmada Towfiiq.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada.
Ama hoos ka daawo qayb ka mid ah.