Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta ayaa goordhow baahiyay sawirro horudhac ah oo lagu soo bandhigayo sida ciidamada mujaahidiinta saaka oo Khamiis ah ula wareegeen gacan ku haynya Sabiid oo ah deegaan hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose, halkaas oo saaka cagta lagu mariyay maleeshiyo murtadiin ah.
Sawirrada oo ah kuwa horudhac ah waxay muujinayaan ciidamada mujaahidiinta oo la wareegay goobaha muhiimka ah ee deegaanka Sida Buundada deegaanka, saldhigga booliska iyo xeryihii cagta la mariyay, sidoo kale sawirradu waxay muujinayaan isgaarsiinta deegaanka.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.