Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sh Aadan Sunne) oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga ah, kana soo hijrooday gobollada waqooyi ee Soomaaliya, ayaa si adag uga hadlay ictiraafka maamulka sahyuuniyadda ah ee Yahuudda uu siiyay maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Somaliland.