Degmada Ceel-cadde ee wilaayada islaamiga ah ee Gedo waxay ka mid tahay degmooyinka wilaayaadka islaamiga ah ee maanta sida wayn looga oogay labada rakacadood ee salaadda ciidda, qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa isugu yimid fagaaraha wayn ee Sheekh Abii Yaxya Al-liibi.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.