Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa goordhow faafisay sawirro horudhac ah oo ka yimid deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose, halkaas oo saaka ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen weerar cagmarin ah.
Hoos ka daawo sawirrada mujaahidiinta oo dib ula wareegay gacan ku haynta deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee hoostaga degmada Afgooye, kadib weerar cagmarin ah oo ay ku qaadeen saldhigyadii saliibiyiinta Yugaandha iyo murtadiinta ay halkaas ku lahaayeen.