Waxaa la baahiyay muuqaal muujinaya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab oo maanta oo Talaado ah, taariikhduna ku beegan tahay 3-da Shawaal_1446H, dhanka kalena ku asteysan 1-da April ku sugan deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee dhaca duleedka degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.