Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ayaa baahisay filim cusub.
Isdaarka cusub ayey Alkataa’ib kusoo bandhigay weerar kamiin ah oo kolanyo murtadiin ah loogu dhigayay agagaarka deegaanka Dhanaane oo ah deegaan dhaca wadada xeebta ah ee isku xirta magaalooyinka muqdisho iyo marka.
Halkan Ka Daawo Filimka Al-kataa’ib.
Halkan Ka Degso Filimka Al-kataa’ib.
Halkan Kala Bax Filimka Al-kataa’ib.