Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa soo bandhigay muuqaal cusub oo la daawan karo muddo shan daqiiqo ah, oo lagu soo bandhigayo weerar cagmarin ah oo mujaahidiintu ku qaadeen xeryo maleeshiyaadka murtadiinta ah ay kaga sugnaayeen duleedka degmada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay.
Weerarka cagmarinta ah ee muuqaalku soo bandhigayo ayaa si gaar ah u beegsaday laba xero oo murtadiinta ay ku lahaayeen deegaanka Barujeed ee hoostaga degmada Baydhaba, waxaana weerarkaas lagu dilay 23 murtad oo isugu jira saraakiil iyo askar, halka lagu dhaawacay 36 kale.
Halkan Ka Degso Muuqaalka Kataa’ib.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Kataa’ib.
Halkan Ka Dhugo Muuqaalka Kataa’ib.