Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa hadda baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo weerarkii kammiinka ahaa ee lagu laayay saraakiisha reer galbeedka saliibiyiinta ah iyo maleeshiyada Riddada Axmed Madoobe ee 22-kii bishii Shacbaan ka dhacay agagaarka deegaanka Baarsanguuni ee dhaca duleedka magaalada Kismaayo ee wilaayada Jubbada hoose.
Weerarka oo ahaa mid xooggan waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu ku qaniimeysteen gaadiid dagaal, hub iyo agabyo kale oo ciidan, muuqaalka channelka wararka ee Al-kataa’ib goordhow baahiyay ayaadna uga bogan kartaa jabkii maalinkaas ku dhacay saliibiyiinta reer galbeedka iyo maleeshiyada Riddada Axmed Madoobe.
Halkan Ka Degso Muuqaalka Cusub.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Cusub.
Halkan Ka Dhugo Muuqaalka Cusub.