Beerta shareecada ee degmada Jilib ee xarunta wilaayada islaamiga ah ee Jubbada dhexe waxaa maanta lagu qabtay bandhig cajiib ah oo qayb ka ah bandhigyada ciidda ee wilaayadu ugu talagashay munaasabadda Ciidul-fidriga 1446 Hijri, bandhiggan ayaa ah mid lagu nooleynayay Hidaha iyo dhaqanka Soomaalida.
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Al-andalus Ka Diyaarisay Bandhiggaasi.
Hoos ka daawo sawirrada.