Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey dagaal culus ku qaaden saldhiga ciidamada Saliibiyiinta Kenya ay ka sameysteen deegaanka Kulbiyow ee Wilaayada Jubbooyinka.
Dagaalkan ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, Iyadoo dhawaaqa rasaasta dagaalka si aad ah looga maqlay gudaha iyo duleedka deegaankaasi.
Dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta waxey xaqiijiyeen in dagaalka uu ahaa mid xoogan islamarkaana ay jirto khasaara nafeet iyo mid hantiyadeed oo Saliibiyiinta Kenya lagu gaarsiiyay dagaalkaas.
Weerarkan ayaa imaanaya xilli sedax sanadood ay kasoo wareegtay howlgalkii cagmarinta ahaa ee Al Shabaab ku qaadday saldhigga Kulbiyoow bishii Janaayo ee sanaddii 2017.
Calamada.com
MASHA ALAH
MUJAAHIDIINTA GUUL MEEL WELIBA AY JOGAAN
gaalka Iyo murtadinta bidnilah wey jabayaan islmka ayaa uhari doona dhulka
allahu akbar