Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Dhexe.
  • Allposts
  • Warar

Dagaal Culus Oo Ka Dhacay Gobalka Shabeelada Dhexe.

January 7, 2018

Wararka laga helayo degmada Balcad ee gobalka Shabeelada dhexe waxey sheegayaan in duleedka degmadaasi uu ka dhacay dagaal culus oo muddo socday.

Dagaalkan ayaa dhexmaray ciidamada Shabaabul Mujaahidiin iyo maleeshiyaatka dowlada Ridada ,dagaalkan waxa uu sigaar ah kaga dhacay agagaarka deegaanka Ceelka-geelow ee duleedka degmada Balcad.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Shabaabul Mujaahidiin weerar qorsheysan ku qaadeen kolanyo ka tirsan maleeshiyaatka Murtadiinta oo kasoo baxay degmada Balcad geedahana ka gurayay howdka ku aadan deegaanka Ceelgeelow.

Dagaalka markii muddo uu socday ayey gabi ahaan maleeshiyaatka dowlada u carareen dhanka degmada Balcad oo markii hore ay kasoo baxeen.waxeyna shacabka ku dhaqan degmada Balcad inoo xaqiijiyeen in maleeshiyaatka dowlada gudaha degmada lasoo galeen askar iyo saraakiil fara badan oo dhimasho iyo dhaawac kaga noqday dagaalka ka dhacay duleedka degmadaasi.

Dhawaan ayeey aheed markii ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay cagta mariyeen Isbaaro maleeshiyaatka Murtadiinta u tiilay deegaanka Ceelgeelow ee duleedka degmada Balcad waxeyna ciidamada Shabaabul Mujaahidiinta weerarkaasi kusoo furteen hub kala duwan iyagoona sidoo kale weerarkaasi ku dilay tiro ka tirsan maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Hirshabeelle.

Calamada.com

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dhageyso Darsiga 50-aad Ee Sifada Salaada Nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم.
Next: Madaafiic Lagu Garaacay Saldhiga Ciidamada Puntland.

Related Stories

Inka Badan 40 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Ka Dhacay Kenya.
  • Allposts
  • Warar

Inka Badan 40 Qof Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Shil Ka Dhacay Kenya.

March 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -22-Ramadaan-1447-Hijri

March 11, 2026
Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Warar

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Mareykanka Ee Africom Oo Walaac Ka Muujiyey Howlgalada Mujaahidiinta.

March 11, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada