Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dagaal culus ku qaaday Magaalada Marka ee Wilaayada Shabeelada Hoose halkaasi oo ay duulaan ku joogaan Ciidamada Kufaarta Afrikaanta iyo Maleeshiyaatka Murtadiinta.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dhowr jiha ka weeraray Magaalada waxaana xaafadaha kala duwan ee Magaalada Marka iyo duleedkeeda laga maqlayaa Rasaasta culus ee dagaalkaasi.
Wararka hordhaca ee la helaya waxey sheegayaan in Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin imika ay gudaha u galeen magaalada Iyadoona Rasaasta wali la maqlaya.
Lasoco Waxii Kusoo kordha.
Calamada.com