Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey howlgal gaar ah ka fuliyeen gudaha Suuqa Bakaaraha ee Magaaladan Muqdisho.
Howlgalkan waxey Mujaahidiinta ku dileen Saddex askari oo ka tirsan maleeshiyaatka Booliska ee dowladda Ridada kuwaasi oo ahaa askar si aad ah u dhibi jirtay ganacsatada suuqa Bakaaraha iyo bulshada usoo adeeg doonata suuqa.
Dhanka kale Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin waxey dagaal toos ah ku qaadeen fariisin maleeshiyaatka kooxda Ridada Somalia ay ka sameysteen degmada Hodan ee magaaladan Muqdisho.
Dagaalkan ayaa sidoo kale khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay maleeshiyaatka, Waxey howlgaladan kusoo aadayaan xilli Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah dowladda federaalka ee ay ka fulinayaan gudaha magaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.