1 thought on “Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Awdheegle Ee Wilaayada Shabeelada Hoose.

  1. Murtad nabada diidoo
    Gaalada ladaaqsada
    Mooryaan dulowdoo
    Diin koodi iibsaday
    Daaquud marmaajiyo
    Dabadhilifka layntiis
    Waa daw xaqoo jira
    Duligiyo gumaysiga
    Dulimanaha ladaafoco
    Diin Kaa nafarayee
    Duulaan ku qaadoo
    Dabar Jara ibliisyada

Comments are closed.