Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey habeenkii xalay dagaal culus ku qaadeen mid ka mid ah saldhigyada askarta Shisheeyaha ay ka sameysteen Wilaayada Shabeelada hoose.
Dagaalkan waxey ciidamada Mujaahidiinta ku qaadeen saldhiga ciidamada Kufaarta Afrikaanta ee deegaanka Numbar60, Waxaa halkaasi ka dhacay dagaal la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Dhanka kale qarax xoogan oo khasaara kala duwan lagu gaarsiiyay dowladda Saliibiyadda Kenya ayaa ka dhacay gobalka Wajeer oo ka mid ah dhulka Kenya xooga kaga heysato Somalia.
Qaraxa ayaa haleelay oo gabi ahaan burburiyay Gaari dagaal waxaa sidoo kale halaagsamay askartii Kufaarta Kenya ee lasocotay gaarigaas.
Qaraxan ayaa kusoo aadaya xilli maalmo ka hor ciidamada Mujaahidiinta howlgal ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobalka Wajeer waxey kusoo qafaasheen Shaqaalo ka tirsan dowladda Saliibiyadda Kenya Labo gaarina weey soo Ganiimeysteen.
Calamada.com