Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey dagaal culus ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Xabashida Itoobiya ay ka sameysteen Deegaanka Halgan oo ka tirsan Wilaayada Hiiraan ee Bartamaha Dalka Somalia.
Ciidamada Mujaahidiinta ayaa dhowr jiha ka weeraray Saldhiga waxaana halkaasi ka dhacay Dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Dadka Deegaanka ayaa Warbaahinta u sheegay in dagaalka uu ahaa mid xoogan islamarkaana ay jirto khasaara kala duwan oo Askarta Kufaarta Xabashida Itoobiya lagu gaarsiiyay dagaalkaasi.
Dagaalkan ayaa kusoo aadaya xilli Maalmo ka hor qaraxyo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho lagu dilay Lix iyo Toban Askarta Bangarafta ah kuwaasi oo ay ku jiraan Saraakiil sar sare sidoo kale qaraxyadaasi waxaa lagu dhaawacay Shan iyo Toban askari oo ah isla Maleeshiyaatka Murtadiinta Bangarafta ee Mareykanka tababartay.
Calamada.com
Hadaf kiinu waa guul
Iyo gaal halaagiis
Halyeeyada islaamkow
Horuwada jihaad koo
Kufri hanaqa gooyoo
Hiiraan kasaaroo
Haawayda cadawgaa
Hamayn yaanay nabad galin
Hurdo yaanay abid helin
Haawiya u dira oo
Hoygoodu waa naar
Idinkana janada hela
Haraceeda seexdoo
Xuurar ciin haboonoo
Hufay Eebe hoodoo
Hadal xumo labarin iyo
Haween wada bikaaraa
Hibo rabi idiinsii