Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaallo Culus Iyo Qarax Ka Kala Dhacay Hiiraan Iyo Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Culus Iyo Qarax Ka Kala Dhacay Hiiraan Iyo Shabeelada Hoose.

June 26, 2019

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey Dagaal culus ku qaadeen Saldhiga Ciidamada Xabashida Itoobiya ay ka sameysteen Deegaanka Halgan oo ka tirsan Wilaayada Hiiraan ee Bartamaha Dalka Somalia.

Dagaalkan waxaa la isku adeegsaday Hubka Noocyadiisa kala duwan. Iyadoo wararka lahelaya ay sheegayaan iney jirto Khasaara Xabashida Itoobiya lagu gaarsiiyay Dagaalkaasi.

Dhanka Degmada Beledweyne gaar ahaan dhanka Galbeed Qarax ayaa ka dhacay Saldhig Maleeshiyaatka Murtadiinta ay ka sameysteen Beledweyne, Waxaa qaraxaasi dhimasho iyo dhaawac ku noqday Tiro askar oo Murtadiin ah.

Dhanka Wilaayada Shabeelada Hoose waxey Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Dagaallo Saf ballaaran ah ku qaadeen Saldhigyo iyo Fariisimo Maleeshiyaatka Murtadiinta  ay ka sameysteen Deegaano ka tirsan Wilaayadaasi.

Dagaaladan waxey ka kala dhaceen Deegaanka Sabiid, Duleedka Laanta Buura, Bariire, Iyo Buundada Mashalaay oo  dhacda Duleedka Degmada Qoryooley ee Shabeelada Hoose.

Wararkii ugu dambeeyay waxey xaqiijinayaan in Dagaaladaasi Dhimasho iyo Dhaawac ay ku noqdeen Sarkaal iyo askar ka tirsan Dowladda Ridada Federaalka.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mareykanka Oo Dadkiisa Uga Digay Iney U Safraan Somalia.
Next: Weerar Dad Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Galbeedka Dalka Itoobiya.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-01-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -30-01-1447-Hijri.

July 24, 2025
Maleeshiyo Lagu Qarxiyay Duleedka Muqdisho Iyo Sh/hoose+Khasaaraha.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyo Lagu Qarxiyay Duleedka Muqdisho Iyo Sh/hoose+Khasaaraha.

July 24, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-01-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -29-01-1447 Hijri.

July 24, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 24 aad)

July 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 23 aad)

July 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 22 aad)

July 5, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 21 aad)

June 26, 2025

Sawirro

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Degmada Moqokori.

July 7, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Duleedka Moqokori.

July 6, 2025
Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Mujaahidiinta Oo Si Nabad Ah Kula Wareegay Deegaanno Ku Dhow Moqokori.

July 3, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Ceel-qooxle.

June 30, 2025
Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maleeshiyadii Gurguurte Lagu Laayay Weerarkii Duleedka Ceel-qooxle.

June 26, 2025
Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Mujaahidiinta Oo La Wareegay Deegaanno U Dhow Moqokori.

June 24, 2025
Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Khasaaraha Weerarkii Barujeed Oo Kordhay Iyo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirrada Weerarka.

June 23, 2025
Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada