Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaallo Culus Oo Ka Dhacay Wilaayada Shabeelada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Culus Oo Ka Dhacay Wilaayada Shabeelada Hoose.

August 7, 2019

Ciidamada Mujaahidiinta Wilaayada Islaamiga Shabeelada hoose ayaa Dagaallo Culus la beegsaday Ciidamada Shisheeye Iyo Maleeshiyaatka Murtadiinta ee duulaanka ku jooga qeybo ka mid ah Wilaayada Shabeelada Hoose.

Weerarka hore waxey ciidamada Mujaahidiinta La beegsadeen Kolanyo ka tirsan Ciidamada Kufaarta iyo Murtadiinta kuwaasi oo ku socdaalayay Wadada isku xirta Degmooyinka Awdhiigle iyo Afgooye oo ka wada Tirsan Wilaayada Shabeelada Hoose.

Labo Dagaal oo culus ayeey la kulmeen Kolanyadaasi waxaana jirta khasaara kala duwan oo Kufaarta Iyo Murtadiinta kasoo gaartay dagaaladaasi.

Kolanyadan Dagaalada culus lala beegsaday ayaa kasoo baxay dhanka Deegaanka Numbar 50 waxeyna doonayaan iney gaaraan Saldhigyada Kufaarta iyo Murtadiinta ay ka kala sameysteen Deegaanka Bariire iyo Degmada Afgooye.

Dhanka kale Ciidamada Mujaahidiinta ayaa dagaal culus ku qaaday Saldhigyada Cadowga Allaah ay ka sameysteen Deegaanka Bariire oo hoostaga Degmada Afgooye, Iyadoona dagaalkaasi sidoo kale khasaraa culus lagu gaarsiiyay Kufaarta iyo Murtadiinta.

About The Author

calamada

See author's posts

Continue Reading

Previous: Saraakiil Ka Tirsan Dowladda Itoobiya Oo Lagu Toogtay Addis Ababa.
Next: Dagaal Ka Dhacay Degmada Jalalaqsi Iyo Gudoomiyaha Degmada Oo Isku Day Dil Ka Badbaaday.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -21-11-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -21-11-1446-Hijri.

May 19, 2025
118 Askari Oo Lagu Dilay Dagaalladii Hiiraan+Magacyada Saraakiisha Dhegta Dhiiga Loo Daray.
  • Allposts
  • Warar

118 Askari Oo Lagu Dilay Dagaalladii Hiiraan+Magacyada Saraakiisha Dhegta Dhiiga Loo Daray.

May 19, 2025
Faahfaahin: 55 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaalladii Maanta Ka Dhacay Hiiraan.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin: 55 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaalladii Maanta Ka Dhacay Hiiraan.

May 18, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 10 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 10 aad)

May 18, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 9aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 9aad)

May 15, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 8aad)

May 13, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)

May 11, 2025

Sawirro

61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Muqdisho+Sawirro.

May 17, 2025
Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.

April 16, 2025
Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.

April 16, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.

April 16, 2025
Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.

April 10, 2025
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.

April 1, 2025
Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.

March 31, 2025
Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.

March 30, 2025
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.

March 30, 2025
Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.

March 30, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada