Dagaallo culus oo lagu jabiyey maleeshiyaadka murtadiinta ayaa galabta ka dhacay duleedka deegaanka Ceel-hareeri ee dhaca bariga wilaayada islaamiga Hiiraan, halkaas oo khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac kor u dhaafaya 10 xubnood lagu gaarsiiyay murtadiinta.
Dhimashada maleeshiyaadka murtadiinta ee dagaalladii galabta ka dhacay duleedka deegaanka Ceel-hareeri waa 5 askari oo murtadiin ah, halka sidoo kale dagaalladii galabta dhacay lagu dhaawacay 8 kale oo murtadiin ah.
Dhanka kale, faahfaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerarkii ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Ceel-hareeri ee dhaca duleedka degmada Moqokori, waxayna dhimashadu hadda gaartay ilaa 10 murtadiin ah, halka dhaawacana uu gaaray 19 kale.