Sida aan halkan ku baahin jirnay bishan barakaysan ee Ramadaan waxay idaacadda islaamiga ee Andlaus sannadkan 1447 Hijri, sida looga bartay ay qabatay barnaamijkii thaqaafiga ee Tartan-aqooneedka, oo ah barnaamij aad u xiiso badan, kuna tartamaan majmuucaad kala matalaya wilaayaadka islaamiga ah, sannadkan 1447H barnaamijka waxaa ku tartamay 11 majmuuco oo ka kala socda wilaayaadka islaamiga ah ee dhaca bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya, waxaana habeen walba miiska idaacadda isku arkayay shan tartameyaal halka lixda kalena ay qaadanayeen habeenka xigay.
Sannadkan waxaa barnaamijka idaacadda kala qayb-qaatay makaatibta kala ah Dacwada iyoTarbiyada iyo Tacliinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, Idaacaddu waxay xalay si rasmi ah usoo gabagabeysay barnaamijka Tartan-aqooneedka idaacadda islaamiga ah ee Al–andalus, waxay guddidu shaaciyeen natiijada tartanka iyo sida kaalmaha u kala galeen tartameyaasha, abaalmarinno qaali ahna lagu guddoonsiiyay tartameyaasha galay kaalmaha 1-aad, 2-aad iyo 3-aad, halka tartameyaal ka socday saddex wilaayana lagu abaalmariyay ilaalinta nidaamka tartanka, waxaa sidoo kale barnaamijka ka qayb galay oo marti ku ahaa qaar ka mid ah wullaada wilaayaadka islaamiga, kwuaas oo iyagu bogaadiyay tartanka soo dhamaaday.
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Gabagabada Tartan-aqooneedka Andalus.