Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka markale marti ku ah Sheekh Xassan Sh Aadan Cadbulle oo ka mida masuuliyiinta maktabka Tarbiyada iyo Tacliinta Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab, Sheekhu wuxuu toddobaadkan barnaamijka kaga hadlay arrimo la xiriira duullaanka fikri ama duullaan maskaxeedka gaaladu kusoo qaaday caalamka islaamka.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.