Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa markale barnaamijka marti ku ah Sheekh Muuse Cabdi Carraale waaliga wilaayada islaamiga Banaadir, waxaana sheekha uu soo sardiyay hanaqaadkii iyo hoobashadii midowgii maxkamadaha, halgankii lagala hortagay duullaankii Xabashida iyo shirqooladii Asmara iyo Jabuuti.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.