Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka marti ku ah Suldaan Maxamed Cabdulqaadir oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee wilaayaadka islaamiga ah, waxaa suldaanka laga waraystay arrimmo ay ka mid yihiin isbadalka iyo hormarka ay ku tallaabsatay magaalada Kuunyo-baroow muddada ay ku hoos jirto ku dhaqanka shareecada Allaah.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.