Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa barnaamijka lagu faaqiday dagaalka toddobaadkan ka dhex qarxay dowladda Shiicada Iiraan iyo maamulka sahyuuniyadda Yahuudda, saameeynta uu yeeshay, waxa laga filan karo iyo halka la saadaalinayo inuu ugu dambeeyntii ku biya shuban doono.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.