Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Todobaadkaan waxaa markale barnaamijka marti ku ah Sheekh Cabdi Fataax Abuu Xamza oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga ah, isaga oo qaybtan kaga sheekeeyay duullaankii iyo xasuuqii xabashida Itoobiya ka geysatay Muqdisho sannadkii 2006-dii.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso xalaqaadka kale.