Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah oo lagu wareystay Injineer Xusseen Cabdi Aw-gaab, waxaana laga waydiiyay mashaariicda uu 17-kii sano ee lasoo dhaafay ka hir-geliyey gobollada lagu maamulo shareecada Islaamka.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.