Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka marti ku ah Sheekh Cabdiraxiim Cali Muuday oo ka mid ahaa golihii Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho, Haatanna ka mid ah masuuliyiiinta Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab, Sheekhu wuxu si qoto dheer uga taariikhaynayaa sidii ay kusoo bilowdeen midowgii Maxkamaduhu, sheekha waxa la waydiinayaa su’aalo tiro badan oo ay ka mid yihiin inta uu ka xasuusto raggii aasaasay Midowga Maxkamada, sidii xilalka loo kala qaybsaday iyo arrimmo muhim ah.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.