Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka markale marti ku ah Sheekh Cabdiraxiim Cali Muuday oo ka mid ahaa golihii Midowga Maxkamadaha Islaamiga ah ee Muqdisho, Haatanna ka mid ah masuuliyiiinta Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab, Sheekhu wuxuu toddobaadkan barnaamijka kaga hadlay sida uu ku yimid burburkii maxaakiimta iyo sida looga soo kabsaday guuldarradii dhacday.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.