Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa barnaamijka lagu waraystay walaalka Faysal Xasan Cali oo ka mid ah wariyeyaasha idaacadda islaamiga Al-andalus, wuxuuna falanqeeyay saddex sano kadib halka uu ku biyo shubtay gulufkii uu Xassan Sheekh Maxamuud ku qaaday mujaahidiinta iyo dowrkii warbaahinta Islaamiga ka qaadatay ka hortagga gulufkaasi.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.