Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah oo lagu wareystay Sheekh Cabdiwaaxid Isxaaq Muudey oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga, waxaana sheekha uu faahfaahsan u sharaxay fadliga ka buuxa 10-ka hore ee bishan Xul-xijjah.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.