Andalus Podcast, waa barnaamij todobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-Andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa markale barnaamijka marti ku ah Dr Maslax, waxaana uu barnaamijku kaga jawaabay su’aalo ay ka mid yihiin sidee looga hortagi karaa cudurrada ka dhasha roobabka iyo daadadka?.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso xalaqaadka kale.