Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka markale marti ku ah Sheekh Cabdil-ilaah Abuu Khaalid oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga ah, wuxuu sheekhu xalqadan kaga hadlay ahmiyadda ay leedahay tarbiyada Ubadka, iyo kaalinta waalidiinta iyo macalimiinta ay ku leeyihiin arintaas.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.