Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Suldaan Cabdulqani Cabdullaahi Muxamed oo ka mid ah dhaqanka Soomaaliyeed ee wilaayaadka islaamiga ah, su’aalaha uu barnaamijku kaga jawaabay waxaa ka mid ahaa waa maxay caqabadaha hortaagan xoreynta dhulka Somali-Galbeed? oo uu xog ogaal u yahay.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.