Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka markale marti ku ahaa Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Sh Aadan Sunne) oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga, kana soo hijrooday gobollada waqooyi ee Soomaaliya, sheekha ayaa barnaamijka ku gorfeeyay halisaha ku xeeran aqoonsiga uu maamulka sahyuuniyadda Yahuudda siiyay maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Somaliland.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.