Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga ah Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shaqsiyad waayo joog ah oo umada Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umada Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa barnaamijka marti ku ah Sheekh Abuu Sacad oo ka mida culimada wilaayaadka islaamiga ah, waxaana sheekha barnaamijkan wax looga waydiiyay xusuustiisa halgankii Soomaali-galbeed.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.