Wakhtiyadan oo kale waxad nooga barateen in aan idiin soo gudbino barnaamjka caanka ah ee Faafreebka wararka, hase yeeshee caawa waxan idiinku badalaynaa barnaamij xiiso badan oo aan idiinka soo diyaarinaya degmada Ceeldheer, waxana si wada jir ah u galaya wariyayaasha Liibaan iyo Anas.
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Ceeldheer.