Idaacadda islaamiga ah ee Andalus waxay caawa baahisay barnaamij gaar ah oo lagu faaqiday weerarkii cagmarinta ahaa ee ay maanta ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta magaalada Qoryooley ee wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose.
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Gaarka ah.