Idaacadda islaamiga ee Andalus oo dhagaysteyaasheeda la qaadanaysa farxadda Ciidda, ayaa maanta baahisay barnaamij gaar ah oo loogu magac-daray Sumuudka Muqaawamada&Sugnaanta Reer Qaza, kaasi oo diiradda lagu saaray iska caabinta reer Falastiin ee ka dhanka ah ciidamada sahaayinada Yahuudda iyo sugnaanta ay sameeyeen ehelkeenna muslimiinta ah ee reer Gaza.
Halkan Ka Dhagayso Barnaamijka Gaarka Ah.