Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Bayaan: Abraha Iyo Abuu Rigaal Waxaan Jihaad Ahayn Laguma Jebin Karo.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Bayaan: Abraha Iyo Abuu Rigaal Waxaan Jihaad Ahayn Laguma Jebin Karo.

January 5, 2024

Maktabka warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa baahiyay warsaxaafadeed muhiim ah oo 3 bog ka kooban, kaas  oo looga hadlayo heshiiskii xaaraanta ahaa ee xabashida lagu siiyay badda Soomaaliyeed, sidoo kalena lagu iftiimiyay halka ay liidnaantooda gaariisan tahay dabadhilifnimada madaxda Riddada ee hore iyo kuwa hadda.

Bayaanka kasoo baxay xafiiska warfaafinta mujaahidiinta ayaa lagu sheegay in Muuse Amxaar oo ah ninka xabashida siiyay badda Soomaaliyeed uu la mid yahay Abu Righaalkii Abraha ku hogaamiyay inuu Kacbada ku duulo, bayaanka ayaa sidoo kale lagu iftiimiyay in Abuu Righaalka cusub ee Soomaaliya oo ah Muuse Biixi uusan ahayn abuu rigaalkii ugu horreeyay ee kasoo baxa Soomaalida balse ay jiraan kuwa badan, kuwaas oo ay ugu dambeeyeen C.llaahi Yuusuf, Shariif Sheekh Axmed, Gurguurte iyo Farmaajo.

Warsaxaafadeedka kasoo baxay xafiiska warfaafinta ee mujaahidiinta ayaa sidoo kale baaqyo muhiim ah loogu diray dadka Soomaaliyeed, waxayna xarakadu sheegtay in Abraha oo dhabihiisa ay ku taaganyihiin xabashida iyo camiilkii Abuu Rigaal oo waddadiisa dabadhilifnimada ah ay ku taagan yihiin Muuse Biixi iyo kuwa la midka ee xabashida dabaqoodhiga ah aysan ku jabayn waxaan ka ahayn in lala galo jihaad.

Halkan Ka Dhagayso Bayaanka Oo Dhamaystiran.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2024/01/BAYAAN-ABRAHA-IYO-ABUU-RIGAAL-WA.mp3

Halkan Ka Degso Warsaxaafadeedka Oo PDF Ah.

Ama Hoos Ka Akhriso.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Sawirro: Baanaanbax Ka Dhan Ah Heshiiska Xabashida Lagu Siiyay Badda Oo Ka Dhacay Jilib.
Next: Daawo Muuqaalka 3-aad Sida Dadka Soomaaliyeed U Arkaan Heshiiskii Xaaraanta Ahaa.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-11-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-11-1446-Hijri.

May 12, 2025
Mujaahidiinta Nusratul Islam Oo Weeraro Askar Lagu Dilay Ka Fuliyay Burkina Faso Iyo Mali.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Nusratul Islam Oo Weeraro Askar Lagu Dilay Ka Fuliyay Burkina Faso Iyo Mali.

May 12, 2025
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-11-1446 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -14-11-1446 Hijri.

May 12, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 7aad)

May 11, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 6aad)

May 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 5aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 5aad)

May 8, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 4aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 4aad)

May 6, 2025

Sawirro

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta Labaad Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal.

April 16, 2025
Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Muuqaalka Weerarkii Lagula Wareegay Degmada Masaajid Cali-gaduud.

April 16, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Aadan-yabaal Iyo Mubaax Oo Gacanta Lagu Dhigay.

April 16, 2025
Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Oo Maalintii 4-aad Gacan Ku Haya Aboorrey Iyo Askar Maanta Lagu Dilay.

April 10, 2025
Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Ku Dhawaad 20 Askari Oo Lagu Dilay Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Afgooye+Sawirro.

April 1, 2025
Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar 8 Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Dhuusamareeb+Sawirro.

March 31, 2025
Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo+Dhagayso: Hidaha Iyo Dhaqanka Soomaalida Degmada Jilib Jubbada Dhexe.

March 30, 2025
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Hiiraan, Baay Iyo Bakool.

March 30, 2025
Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Debaal-degay Munaasabadda Ciidda Jubbada Hoose Iyo Gedo.

March 30, 2025
Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Degmada Awdheegle Iyo Magaalada Kuunya-barrow Oo Si Cajiib Ah Looga Ciiday.

March 30, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada