Saacadihii lasoo dhaafay degmada Buqaqable ee wilaayada islaamiga ah ee Hiiraan waxaa duqaymo wuxuushnimo ah ka gaystay diyaaradaha dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka, kuwaas oo ay ku shahiideen 3 qof oo ka mid ah dadkii muslimiinta ee ku dhaqnaa magaaladaas, halka ay sidoo kale ku dhaawacmeen 7 kale, oo isugu jiray dumar, rag iyo caruur.
Waxaa warbaahinta la hadlay qaar ka mid ah dadkii rayidka ahaa ee ku dhaawacmay duqaymaha saliibiyiinta Maraykanka, kuwaas oo ka warbixiyay wazxyeellada kasoo gaartay duqaymaha gaalada.
Halkan Ka Dhagayso Codadka Dadka Dhibbaneyaasha u ah Duqaymaha Maraykanka.