Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 11 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay uu tiriyay Sheekh Aadan Sunne oo ka mid ah Culimada ku nool wilaayaadka Islaamiga ah ee Soomaaliya, sidoo kale sheekhu wuxu leeyahay gabayo badan, gabayga maanta aan idiin haynaana waa gabay uu sheekhu ka tiriyay dagaalkii Cowswayne. kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 11 aad)