Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 14 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay Abwaan ka mid ah abwaanada ku nool wilaayaadka Islaamiga ah ee Soomaaliya, gabayguna wuxu ka hadlayaa jihaadka ka socda Soomaaliya, waxana lagu magacaabaa gabayga Gulufkii Colaadeed, kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 14aad)