Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 18 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay uu tiriyay Abwaan Samakaab oo gabayadiisa qayb ka mid ah aan hore idiinku soo gudbinnay, gabaygan oo abwaanku uu ka tiriyay dagaalkii Aadan yabaal ayaa si gaar ah uu ugu tiriyay jabkii iyo dhag xumadaii Shuute iyo Odawaa kasoo gaaray dagaalka.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 18aad)