Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 19 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay aad u qiimo badan oo uu tiriyay Abwaan Samakaab oo gabayadiisa qayb ka mid ah aan hore idiinku soo gudbinnay, sida gabaygan gabaygii ka horeeyay, gabayganna abwaanku wuxu diiradda ku saarayaa Guubaabada dagaalka isagoo tusaalayaa badan soo gudbinaya. kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 19aad)